Dibadbaxayaal qaab yaab badan ugu mudaaharaaday xafladdii caleema-saarka Donald Trump

0
320

Waxaa shalay lagu caleemasaaray caasimadda dalka Mareykanka ee Washington DC madaxweynaha cusub ee Mareykanka Donald Trump kaas oo xafladdiisa caleema-saarka ay hareeyeen roob iyo dibadbaxyo rabshada wata.