Dilaagii 10 Milion ee Qof, Leopold II (Xogta Dahsoon)‏

0
461

Markii uu Boqorka ka ahaa dalka Biljamka intii u dhexaysay sanadihii 1885 ilaa 1909 waxa uu mulkigiisa ama hantidiisa ku daray dalka Kongo ka dib markii uu isku deyay oo ku fashilmay talaabooyin kale oo badan oo gumaysi doona.isagoo ugu dambayntii doortay Dalka Kongo oo uu iibsaday dhulkeedii, dadkeediina addoonsaday, iyadoo xiligaa masaafada dhuleed ee Kongo ay 72 jeer ka weynayd masaaxada dhuleed ee dalka Biljamka.