DOCUMENTARY: Qaabkii islaamka loogala wareegay xukunka dunida

0
480

Qarnigii 11-aad ayay ahayd markii boqortooyadii islaamka ay dagaal adag la gashay, muhaajiriin ka yimid qaaradda Yururb, iyo sidii ay muhaajiriintaasi uga faa’iidaysteen Dagaalkii ka dhextaagnaa Muslimiinta dhexdooda.