Dowladaha Kenya iyo Itoobiya oo isha ku haya siyaasiga Faarax Macallin iyo shakiga uu abuuray

0
346

Siyaasiga reer Kenya ee laga soo doortay gobolka ay Soomaalida degto ee Waqooyi Bari ee Kenya, ayaa shaki iyo was waas ku abuuray dadka Kenyatiga ah, isagoo runta ka sheegay ula jeedada ay Soomaaliya ugu sugan yihiin ciidamada Kenya ee KDF.

https://youtu.be/YCqcUmc8J5E