Dowladda Turkiga oo soo bandhigtay muuqaalka ninkii dadka ku xasuuqay diskotega habeenkii sanadka cusub

0
456

Booliska dalkaasi Turkiga ayaa soo bandhigay film muujinaya qaabkii uu u dhacay weerarkii diskotega magaalada Istanbul habeenkii sanadka cusub iyo ninkii fuliyay. Waxaa weerarkaasi ku dhintay dad kor u dhaafaya 39 ruux oo 21 ka mid ah ahaayeen ajaanib.