DAAWO: Mushaharda Madaxweynayaasha, (Xogta Dahsoon)

0
432

Hargeysa(Warsugannews)Barnaamijkeenan waxaynu ku soo qaadanaynaa musharooyinka ay qaataan madaxda dalalka waaeyn ee caalamka qaarkood, inaga oo ku miisaamayna 12-ka bilood ee sanadka kuna sarifayna doolarka Maraykanka.