telesom_4g_webbann550x129er  Final-Group (1)

Ex Wasiir Cadami Oo Fariin Dhaxal Gal Ah U Diray Maamulka Somalia+Safarka Madaxwayanaha Bogaadiyay.

Ex Wasiir Cadami Oo Fariin Dhaxal Gal Ah U Diray Maamulka Somalia+Safarka Madaxwayanaha Bogaadiyay.

Axmed xaaji Cali Cadami wasiirkii horre wasaaradda gashaandhiga somaliland ee xukumadii madaxwayne axmed siilaanyo oo maanta qaar ka mid ah warbaahinta kula hadalay magaaladda harageisa ayaa ku hanbalayeeyay madaxwayanaha Jamhuuriyada somaliland Muuse biixi Cabdi safarkii uu ku tagay dalka Ginni ee galbeedka afrika. wasiir cadami waxa uu safarkaas ku tilmaamay safar guul ah somaliland iyo shacabkeeda waxaanu sheegay in talaabadan xukumadu qaaday ay tahay talaabo ku haboon wakhtigan la joogo
“madaxwaynaha iyo xukumadiisaa waan ugu hambalayaynayaa qadiyada somaliland ee ay gaadhsiiyeen galbeedka afrika gaar ahaan wadanka gini waa xidhiidh iyo waa cusub oo u baryay jamhuuriyada somaliland way haboon tahay labadan iyo talaabo kasta oo qarankan ku humarayo in loogu hambalyeeyo gadhwadeenka xukumada”
Ex Wasiir Cadami Dhanka Kale waxa uu fariin adag u diray Maamulka Somalia isaga oona ka soo horjeestay wax kasta oo ay ku dibin daabiyaynayaan Jamhuuriyada Somaliland
“somalia maanta waxay u baahan tahay in laga dhaliyo nabadan waarta shacabka somalilandna mar kasta waxay diyaar u yihiin in ay garab is tagaan walaalahood maanta xamar waxa ka taliya inamo dhalinyaro ah oo ay runtii ay ka muuqato in ay aqoon leeyihiin balse waa looga wacan yahay in ay dibin daabyeeyaan somaliland maanta waxa looga baahan yahay inay garab istaagaan walalahooda somaliland anigu waxaanku talin lahaa somalia in nabadan waarta laga dhaliyo marnaba raali kama ihi waxkasta lagu waxyeelaynayo qaranimada somaliland”

 

64 total views, no views today

Comments

comments




Plugin from the creators ofBrindes :: More at PlulzWordpress Plugins