“Faysal Cali Waraabe Waa Qof Nool Oo Dhintay Oo Mayd Soconaya Ah , Lamana Tartami Karo Muuse Iyo Ciro “.. Muj Cali Guray

0
398

Muj . Cali Guray ayaa waxaa uu si cadho leh uga jawaabey

hadalo shalay galab ka soo yeedhay gudoomiyaha xisbiga UCID Eng Faysal Cali Waraabe .
Muddane Cali Guray waxaa uu sheegay in Faysal Cali Waraabe uu yahay qof nool oo dhintey isla markaana meyd soconaya ah , sidoo kala -na waxuu hoosta ka xariiqey Cali Guray in aanu Faysal La Tartami karim Cabdiraxmaan Ciro Iyo Muuse Biixi .
Qoraal kooban oo uu soo dhigay bartiisa Facebookga ayuu sidan ku yidhi Muj Cali Guray .

waaxa uu shegeya inu yahaya nin walana oo mareyo sita