Fowziyo Yuusuf Xaaji Aadan oo tallaabo Aan Laga Fileyn Qaadeysa

0
339

Xildhibaanad  Fowsiya Yuusuf Xaaji Aadan oo ka mid ah Baarlamaanka Soomaaliya ayaa sheegtay in ay u sharraxan tahay qabadasha xilka Guddoomiyaha Midowga Afrika.
Xildhibaanad  Fowsiya Yuusuf, ayaa sheegtay in ay sax tahay in ay musharrax u tahay xilka Guddoomiyaha midowga Afrika oo musharrixiinta xilkaasi u tartamaya ay sii kordhayaan.
Waxaa ay sheegtay in 1dii September ay midowga Afrika u gudbisay Warqadda codsiga ah ee ay ku dooneyso in qabato xilka Guddoomiyaha mIdowga Afrika.
Xilkan waxaa kula tartamaya Amina Max’ed oo ah Wasiirka arrimaha dibadda Kenya,taas oo iyana sheegtay in ay tahay Musharrax islamarkaana Madaxweynaha Kenya uu midowga Afrika u gudbiyay  AU-da.
Xildhibaanad Fowsiya oo aan weydiinnay rajadeeda ayaa sheegtay in aysan qabin rajo badan,waxaana ay ku sababeeysay in aysan heysan Dowlad taageerta islamarkaana Madaxda Dowladda Soomaaliya ay ku kala qeybsanyihiin xilka ay u sharraxan tahay.
Musharrixiinta kale ayaa waxaa ka dhacay waqtiga ay ku soo gudbin