Gaari booyad ah oo sababay mid ka mid ah shilalkii ugu foosha xumaa dalka Shiinaha

0
364

Baari booyad ah oo sida shamiitada dqasan ee shubka ah ayaa waxaa uu shil foolxun ka riday gobolka Guangdong ee dalkaasi Shiinaha. Shilkaasi waxaa ku dhintay 6 ruux, waxaana ku dhaawacmay 16 kale. Darawalkii gaariga ayay xabsiga u taxaabeen boliska, walina lama oga sababta keentay shilka.