Garoon Caalamiya Oo Laga Hirgelin Doono Hargeysa

0
467

Kulan Qado sharaf oo Mayorka Caasimada A/raxman Soltelco, Sheekh Aadan Siiro, Jaamaca Karaciin iyo Macalikiisa, Gudida Garoonka Shulaac iyo Qaar ka mid ah Golaha degaanka Caasimada lagu qabtay Hotel Maansoor ee magaalada Hargeisa. Kulankan oo daarnaa sidii looga Hawl galilahaa dhisida Garoon Caalamiya oo ay yeelato Caasimadda Somaliland ee Hargeysa ayaa waxa ka soo qayb galay Ciyartoyga wayn ee reer somaliland Jamac Maxamud Adan (Jamac karaciin).

Shulaac Stadium 01 A

Garoonkaas oo ku yaala waqooyiga Hargeisa ee Beerta ilma shulaac u Garoonkaas oo caalamiya oo isku jiridoona inshaa allaahu qaybo badan sida. Garoon Kubada Cagta, Garoon Kubada Kolayga, Garoon Tanis iyo Gym iyo wax yaalo kale oo aad u muhiin ah. Taasi oo Caasimada iyo Dalkaba u soo jiidi karta Sumcad dheeraad ah.

Shulaac Stadium 01

Shulaac Stadium 04

Shulaac Stadium 08