Goorta Juventus Hishiiska Cusub Ka Saxiixanayaan Paulo Dybala Oo La Helay

0
337

Saxaafadda Italy ayaa ku warameysa in kooxda Juventus lagu wado in saacadaha soo socda ay ku dhawaqaan hishiis cusub oo ay ka saxiixanayaan weeraryahankooda Paulo Dybala

Tutto Sport ayaa sheegeysa in Juve iyo laacibka ay guud ahaan isla meel dhigeen qodobada la xariira hishiiska

Ilo wareedyo ayaa sheegaya in hishiiskaas cusub uu Paulo Dybala uu ku sii joogayo kooxdaas illaa June sanadka 2021-da

Sidaas oo ay tahay waxaa jira warar sheegaya in ay u badan tahay in lagu dhawaaqo hishiiskaas berito waliba ka dib kulanka Sevilla ee Champion-ka

Wiilkaas reer Argentina ayaa waxaa xagaagii aad u doonayay kooxaha Real iyo