Guddomiyaha Hay’ada Shaqalaha Dawladda Oo Shaaciyay In Maalinta Bari Ay Fasax Yihiin Shaqalaha Dawladu Curashada Sanadka Islaamka Awgeed

0
359

Guddomiyaha Hay’ada Shaqalaha Dawladda Oo Shaaciyay In Maalinta Bari Ay Fasax Yihiin Shaqalaha Dawladu Curashada Sanadka Islaamka Awgeed

Hargaysa(Warsugannews)- Gudoomiyaha hay’adda shaqaalaha somaliland Maxamed Mixile Boqore ayaa ku dhaaway inay guud ahaanba shaqaaluhu fasax yihiin maalinta arbacada ah oo ku beegan sanadka cusub ee Islaamka.

Gudoomiyaha hay’adda shaqaalaha dawladu waxa uu sheegay inay shaqaaluhu maalinta khamiista ah dib ugu soo noqon doonaan shaqadooda, waxaanu guud ahaan hanbalyo u diray shaqaalaha dawlada iyo xaasaskooda.

Gudoomiyaha hay’adda shaqaalaha dawladu waxa kale oo uu hanbalyo gaadhsiiyey madaxweynaha somaliland, madaxweyne ku xigeenka iyo xaasaskooda iyo guud ahaan shaqaalaha waxaanu ilaahay uga baryey inuu sanadkan sanadkiisa ku gaadhsiiyo bash bash iyo barwaaqo.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here