Guddoomiye Cirro oo Saaka Aroornimadii Hore Qaar Ka Mid Ah Dadweynaha Xaafadda Maxamuud Haybe Kala Quraacday Maqaaxida Jiic-Aboor+Soo Dhaweyntii Dadweynaha+SAW

0
401

Guddoomiye Cirro oo Saaka Aroornimadii Hore Qaar Ka Mid Ah Dadweynaha Xaafadda Maxamuud Haybe Kala Quraacday Maqaaxida Jiic-Aboor+Soo Dhaweyntii Dadweynaha+SAWIRO.

Hargeysa():-Guddoomiyaha aqalka golaha Wakiilada Somaliland ahna hoggaamiyaha xisbiga mucaaradka ah ee WADDANI Md.Cabdiraxmaan M.Cabdillaahi (Cirro), ayaa saaka aroornimaddii hore qaar ka mid ah dadweynaha ku dhaqan xaafadda Maxamuud Haybe kula quraacday maqaaxida Jiic Aboor oo ku taala agagaarka dugsiga sare ee Maxamuud Haybe ee magaalada Hargeysa.

Waxaana goobtaasi ku soo dhaweeyey maayirkii hore ee caasimadda Hargeysa Inj.Maxamuud Jiciir, odeyaal, culimaa-uddiin, shaqaale goobta ka qurcaanayey iyo dad kale.

Qaar ka mid ah dadkii halkaas ku soo dhaweeyey oo guddoomiyaha ay isweydaar-sadeen hadalo isagu jira sheeko iyo kaftan, ayaa sheegay in ay ku faraxsan yihiin in guddoomiye Cirro uu aroornimo hore kala quraacdo maqaaxidda Jiic-Aboor oo ka mid ah maqaaxiyaha ugu caansan guud ahaan magaalada Hargeysa, waxaana ay carabka ku dhufteen in ay mar walba taageero la barbar taagan yihiin isla mar ahaantaana ay u rajaynayaan in uu ku guulaysto doorashooyinka foodda innagu soo haya ee la filaayo in ay dalka ka qabsoomi doonaan horraanta sannadka dambe.

“Waanu kugu faraxsan nahay mudane guddoomiye in aad saaka nagala quraacato maqaaxidda Jiic-Aboorka, waa baradaadii, waana goob aad ku xisaabtamayso codkeeda haddii Alle inna gaadhsiiyo, annaguna garabkaaga ayaanu nahay, waxaana aanu Alle kaaga baryeynaa in uu kugu guuleeyo doorashooyinka foodda innagu soo haya.”.Ayey yidhaahdeen qaar ka mid ah odeyada ka soo jeeda degmada Maxamuud Haybe oo ka quraacanayey maqaaxida Jiic-Aboorka

Guddoomiyaha xisbiga WADDANI Md.Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi (Cirro) oo isna halkaas hadalo kaftan, duurxul iyo sheeko wadaag ahba la yeeshay wax-garadkii iyo aqoonyahankii madashaasi ku sugnaa, ayaa sheegay in uu aad ugu faraxsan yahay in uu ka quraacdo maqaaxida Jiic-Aboor, waxaana uu u mahad-celiyey dhammaanba dadkii kala duwanaa ee intii uu halkaas ka quraacanayey sida diiran ugu so odhaweeyey.

“Farxadweyn ayey ii tahay in xilligan oo aroornimo hore ah aan saaka idin kala quraacdo maqaaxidda Jiic-Aboor oo ka mid ah kuwa ugu caansan gudaha magaalada Hargeysa, aad iyo aad ayaad dhammaantiinbana ugu mahadsan tihiin sida diiran ee aad igu soo dhaweyseen.”.Ayuu yidhi Md.Cabdiraxmaan M.Cabdillaahi (Cirro).

12637199_10208393452104582_1625000639_o

?
?
?
?

20160204_065057

20160204_065102

20160204_065215

20160204_065220

20160204_065231

20160204_065309

20160204_065322

20160204_065334

20160204_065334[1]

20160204_065356

20160204_065356[1]

20160204_065446

20160204_065446[1]

20160204_065456

20160204_065456[1]

?
?
?
?
?
?
?
?
?
?
?
?
?
?
?
?
?
?
?
?
?
?
?
?
?
?
?
?
?
?
?
?
?
?
?
?
?
?
?
?
?
?
?
?
?
?
?
?
?
?
?
?
?
?
?
?
?
?
?
?
?
?
?
?
?
?
?
?
?
?
?
?
?
?
?
?
?
?
?
?
?
?
?
?
?
?
?
?
?
?
?
?
?
?
?
?
?
?
?
?
?
?
?
?
?
?
?
?
?
?
?
?
?
?
?
?
?
?
?
?
?
?
?
?
?
?
?
?

hbgvvvvvv

kmjn

kmjnhds