Guuldaradii 7 aad oo ay Chelsea, la kulantay Sanadkan iyo Jarada Mourinho + Kaalinta 16aad ee Dhibcaha+ Sawiro

0
680

Guuldaradii 7 aad oo ay Chelsea, la kulantay Sanadkan iyo Jarada Mourinho + Kaalinta 16aad ee Dhibcaha+ Sawiro

Waqtiga ayaa badalay Chelsea,maxaa yeelay waxaa ay noqotay koox kasta inay ku soo xisaabtanto oo mid waliba waxaa uu rabaa inuu ka badiyo.

Blues ayey guuldaradii seddexaad xidhiidh ahi ka soo gaadhay xalay horyaalka Premier league. Ka dib markii ay kooxda yare e Store City ku garaacday 1 gool iyo Eber.
Marko Arnautovic ayaa culeyska ku sii kordhiyay Jose Mourinho kaas oo dhaliyay halka gool ee looga adkaaday Chelsea.

Goolka ayaa yimid qeybta labaad ee ciyaarta,waana guuldaradii 7 aad ee xagaagan horyaalka ka soo gaadheysa Chelsea.

Kaalinta 16 aad ayey ku jireen,kaliyana seddex kulan uun bey badiyeen 12 kulan oo la ciyaareen xagaagan.

Tababaraha Chelsea ayaa ka ganaaxnaa inuu garoonka soo galo ciyaartan, balse waxa maamulkeeda kooxda sii hayey gacan yarayaashii Mourinho.

2E35DC5600000578-0-image-m-22_1446919610474

2E35EDA200000578-0-image-a-13_1446918664140

2E35F2D900000578-0-image-a-14_1446918783605

2E35F51E00000578-0-image-m-24_1446919627434

2E3630EB00000578-0-image-a-36_1446921239297

2E3642EF00000578-0-image-a-43_1446921970061

2E36440A00000578-0-image-a-45_1446922080342

2E36527E00000578-0-image-a-54_1446922687459

2E35607200000578-0-image-m-6_1446917857415

2E36467200000578-0-image-a-49_1446922241113

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here