telesom_4g_webbann550x129er  Final-Group (1)

HALKAN KA DAAWO:WASIIRKA ARIMAHA GUDAHA SOMALILAND IYO WAFDI UU HOGAAMINAYO OO KULAN LA YEESHAY TALIYAHA CIIDAMADA FEDERALKA ITOOBIYA.

Hargeysa (WARSUGANNEWS.COM)_Wasiirka Wasaarada Arrimaha Gudaha JSL, Mudane Ali Mohamed Waranade, Oo Ay Wehelinayan Wasiirka Gashandhiga JSL, Mudane Ahmed Haaji Ali Adami, Iyo Safiir Ku Xigenka Safaradda JSL Ee Itobiya, Mudane Ayanle Salad Deria, Ayaa Waxay Kula Kulmeen Xafiiskiisa Wasaradda Gashandhiga Ee Itobiya Taliyaha Guud Ee Ciidamadda Itobiya, Mudane Samore Yonis.

Kulan kani ayaa labada dhinac ay ku wada gorfaynayeen xoojinta xidhiidhka qotada dheer ee ka ka dhexeeya labada dawladood Ee Ethiopia Iyo Somaliland gaar ahaan iskaashiga Dhinaca Amniga iyo Usu socodka Lada dal.

Wasiirka Wasaarada Arrimaha Gudaha iyo Waftida uu hogaaminayo ayaa safarkooda Ethiopia ugu dhamaatday guul iyo nabad galyo Isaga oo wasiirku Safarkiisa Sii watay una sii

 

 

 

647 total views, no views today

Comments

comments




Plugin from the creators ofBrindes :: More at PlulzWordpress Plugins