Hambalyo Gobeed Meherka Wacan Xuseen Ibraahim Beedaani Iyo Marwadiisa Hodan C/raxmaan Aw Ciise

0
497

Hambalyo Gobeed Meherka Wacan Xuseen Ibraahim Beedaani Iyo Marwadiisa Hodan C/raxmaan Aw Ciise

Dhammaan qoyska reer Ibraahin Beedaani Hooyo Faadumo muumin Xasan Habo Foosiya Muumin Xasan,Nimco Muumin Xasan iyo caruurteeda,Sacaada Muumin Xasan,saygeeda iyo caruurteeda Abtiyo C/Risaaq Muumin Xasan Faysal Ibraahim Beedaani iyo Xaaskiisa Xamda Qaasim Sh Cumar Abubakar Ibraahin Beedaani Maxamed Ibraahim Beedaani,Sheekh Ismaaciil Muxumad Ibraahim Maxamed Macalin C/Raxmaan iyo xaaskiisa Beedaani Xamse C/Raxmaan Beedaani, Awoowo Aw-Cabdiraxmaan Xasan Kaahin iyo Abtiyo Maxamed Cabdiraxmaan Xassan iyo Xaaskiisa.Axmed Macalin Maxamuud,xaaskiisa iyo caruutiisa Habi Maxamed Maxamuud Maxamed Jaamac liibaan C/Raxmaan Yuusuf Axmed

Dhammaan dadkaas oo kala jooga dalka dibaddiisa iyo gudihiisa gaar ahaan wadamada Canadda iyo mareykanka iyo Somaliland ayaa waxa ay Habmalyo Meher Wacan u dirayaan lamaanaha isdoortay ee

Xuseen Ibraahim Beedaani iyo Marwadiisa Hodan C/Raxmaan Aw Ciise

Oo meherkoodu ka dhacay 01/04/2016 ka Hutel Crowin ee Magaaladda Hargeysa,waxaanay dhammaantood Alle uga baryeen inay Guul ka gaadhaan Hadafkooda Nololeed kuwii ku noolaada farxad,Guul iyo barwaaqo Ubad kheyr-qabana kala hela, gurigii lagu nastee lagu nagu nagaado Raboow ka yeel. Ameen …..

Hambalyo Ku Waajahan Meherka Lamaanaha Isdoortay Ee Xuseen Ibraahim Beedaani Iyo Marwadiisa Hodan C/raxmaan Aw Ciisa

Sidoo kale waxa iyaguna hambalyo tan la mid ah u diraya Dhammaan Qoska reer Macalin Maxamuud oo ay ugu horeyso Hooyo Nimco X.Maxamed Ibraahim iyo Caruurteeda Khadra Macalin Maxamuud Iyo Caruurteeda oo kala ha,Cabdi Rashiid Cali Maxamuud iyo Layla Cali Maxamuud,Sahra Macalin Maxamuud iyo Caruurteeda iyo Saygeeda,Hiinda Cabdilaahi Siciid Sooraan iyo saygeeda iyo inanteeda,Layla Cabdilaahi Siciid,Cabdi qani C/laahi,Ayaan C/laahi Siciid…

Aadan Macalin Maxamuud Maxamed Macalin Maxamuud iyo Caruurtiisa Iyo ooridiisa Maryan Ibraahim,Habi Maxamed M Maxamuud,Cabdi salaam Maxamed Macalin

Khaalid Maxamed Macalin,Jimaace Maxamed Macalin

Axamed Macalin Maxamuud iyo Xaaskiisa iyo Caruurtiisa Amaal A.Maxamed ,Maxamed Axmed M Maxamuud

Mawliida C/Laahi Mire Sacda C/Laahi Mire iyo Caruurteeda

Dhammaan qayska reer Macalin Maxamuud waxa ay hambalyo meher wacan u dirayaan Boqorka Xassein Xusein Ibraahim Beedaani Iyo Hodan C/Raxmaan Aw Ciisa

oo meherkoodu ka dhacay 01/04/2016 huteel Crown ee magaaladda Hargeysa ,waxaanay dhammaantood Alle uga baryeen inay Guul ka gaadhaan Hadafkooda Nololeed kuwii ku noolaada farxad,Guul iyo barwaaqo Ubad kheyr-qabana kala hela, gurigii lagu nastee lagu nagu nagaado Raboow ka yeel. Ameen …..

AAMIIN AAMIIN

Hambalyo Meherka Wacan Oo Ku Socda Xassan Ibraahim Xuseen Beedaani Iyo Marwadiisa Hodan C/raxmaan

Guddoomiyaha DAWAN Media Group Maxamed Cismaan Mirre (Sayid), Guddoomiye Ku xigeenka ahna Tifaftiraha Guud ee Wargeyska DAWAN Cumar Maxamed Faarax, Xasan Xuseen Cabdi, Tifaftiraha Wargeyska The Horn Tribune Maxamed Axmed Cigge, Madaxa maamulka iyo xisaabaadka DAWAN Deeqa Axmed Cabdilaahi, Axmed Maxamed Saleebaan, Faysal Cabdilaahi Cabdalle, Xasan Xuseen Cabdi, Siciid Maxamed Askar, Foosiya Iid Cumar, Amaal Axmed Maxamed,Saygeeda Axmed Macalin Maxamuud Shukri Cabdisalaan Mahdi Sagal C/Raxmaan Axmed, Khadar Maxamuud Cismaan (Dhako), Siciid Faarax Muuse, Jamaal C/Raxmaan Maxamuud, Faysal Xiis Weerar, Yoonis Maxamed Jaamac, idiris Muxumed Xasan, Deeqa Siciid Xassan, , Mustafe Daad, Yuusuf Maxamed Xasan, Cabdilaahi Siciid Muxumed, Good Maxamed Good, Sacad Cabdi Muxumed Xarbi, Axmed Cali Wacays,Cali Xasan Maxamuud, Mustafe Maxamed Nuur.
Dhammaan shaqaalaha, Weriyeyaasha, soo saareyaasha iyo Tifaftireyaasha DAWAN Media Group, waxay hambalyo meher u dirayaan

Xassan Xuseen Ibraahim Beedaani iyo Marwadiisa Hodan C/Raxmaan Aw Ciise

oo meherkoodu ka dhacay 01/04/2016 huteel Crown ee magaaladda Hargeysa ,waxaanay dhammaantood Alle uga baryeen inay Guul ka gaadhaan Hadafkooda Nololeed kuwii ku noolaada farxad,Guul iyo barwaaqo Ubad kheyr-qabana kala hela, gurigii lagu nastee lagu nagu nagaado Raboow ka yeel. Ameen …..

AAMIIN AAMIIN

Isla markaana waxay leeyihiin aqal-galkiina ku gaadha bash-bash iyo barwaaqo.

AAMIIN AAMIIN AAMIIN AAMIIN