Hambalyo Ku Waajahan Meherka Lamaanaha Isdoortay Ee Faysal Ibraahim Xuseen Iyo Marwadiisa Xamda Qaasim Sh.Cumar

0
571

Hambalyo Ku Waajahan Meherka Lamaanaha Isdoortay Ee Faysal Ibraahim Xuseen Iyo Marwadiisa Xamda Qaasim Sh.Cumar

Dhammaan Qoska reer Macalin Maxamuud oo ay ugu horeyso Hooyo Nimco X.Maxamed Ibraahim iyo Caruurteeda Khadra Macalin Maxamuud Iyo Caruurteeda oo kala ha,Cabdi Rashiid Cali Maxamuud iyo Layla Cali Maxamuud,Sahra Macalin Maxamuud iyo Caruurteeda iyo Saygeeda,Hiinda Cabdilaahi Siciid Sooraan iyo saygeeda iyo inanteeda,Layla Cabdilaahi Siciid,Cabdi qani C/laahi,Ayaan C/laahi Siciid…

Aadan Macalin Maxamuud Maxamed Macalin Maxamuud iyo Caruurtiisa Iyo ooridiisa Maryan Ibraahim,Habi Maxamed M Maxamuud,Cabdi salaam Maxamed Macalin

Khaalid Maxamed Macalin,Jimaace Maxamed Macalin

Axamed Macalin Maxamuud iyo Xaaskiisa iyo Caruurtiisa Amaal A.Maxamed ,Maxamed Axmed M Maxamuud

Mawliida C/Laahi Mire Sacda C/Laahi Mire iyo Caruurteeda

Dhammaan qayska reer Macalin Maxamuud waxa ay hambalyo meher wacan u dirayaan Boqorka Faysal Ibraahim Xuseen Iyo Marwadiisa Xamda Qaasim Sh.Cumar

oo meherkoodu ka dhacday huteel Crown ee magaaladda Hargeysa ,waxaanay ILLAAHAY uga baryeen inay noqdaan kuwii isku raaga ubad khayr qabana kala hella AAMIIN AAMIIN

Hambalyo Meherka Wacan Oo Ku Socda Lamaanaha Isdoortay Ee Faysal Ibraahim Xuseen Iyo Marwadiisa Xamda Qaasim Sh.Cumar

Guddoomiyaha DAWAN Media Group Maxamed Cismaan Mirre (Sayid), Guddoomiye Ku xigeenka ahna Tifaftiraha Guud ee Wargeyska DAWAN Cumar Maxamed Faarax, Xasan Xuseen Cabdi, Tifaftiraha Wargeyska The Horn Tribune Maxamed Axmed Cigge, Madaxa maamulka iyo xisaabaadka DAWAN Deeqa Axmed Cabdilaahi, Axmed Maxamed Saleebaan, Faysal Cabdilaahi Cabdalle, Xasan Xuseen Cabdi, Siciid Maxamed Askar, Foosiya Iid Cumar, Amaal Axmed Maxamed,Saygeeda Axmed Macalin Maxamuud Shukri Cabdisalaan Mahdi Sagal C/Raxmaan Axmed, Khadar Maxamuud Cismaan (Dhako), Siciid Faarax Muuse, Jamaal C/Raxmaan Maxamuud, Faysal Xiis Weerar, Yoonis Maxamed Jaamac, idiris Muxumed Xasan, Deeqa Siciid Xassan, , Mustafe Daad, Yuusuf Maxamed Xasan, Cabdilaahi Siciid Muxumed, Good Maxamed Good, Sacad Cabdi Muxumed Xarbi, Axmed Cali Wacays,Cali Xasan Maxamuud, Mustafe Maxamed Nuur.
Dhammaan shaqaalaha, Weriyeyaasha, soo saareyaasha iyo Tifaftireyaasha DAWAN Media Group, waxay hambalyo meher u dirayaan

Faysal Ibraahim Xuseen

Iyo

Xamda Qaasim Sh.Cumar

Oo meherkoodu ka qabsoomay Hutel Crown ee Magaaladda Hargeysa 20/03/2016, waxaanay leeyihiin aqal-galkiina ku gaadha bash-bash iyo barwaaqo.

AAMIIN AAMIIN AAMIIN AAMIIN