Hambalyo Meher Wacan Oo Ku Socota Meherka Dr.Maxamuud Cabdi Yoonis (Dhamac) iyo Marwadiisa Sareedo Cabdi Muuse

0
390

Hambalyo Meher Wacan Oo Ku Socota Meherka Dr.Maxamuud Cabdi Yoonis (Dhamac) iyo Marwadiisa Sareedo Cabdi Muuse oo Meherkoodu Ka dhacay 25/01/2016 Safaari Hotel Hargeisa

Suldaan Yuusuf Muxumed Xiirey, Suldaan Maxamud Cabdi C/laahi Xaaji Aadan, Ugaas Xuseen Geelle Abokor, Cabdi MuuseDhulqod, Eng.Shiine Axmed Wacays,Cabdi Xasan Nuur , Maxamed Haybe Guuleed,Dr.C/raxmaan Cali Mahdi,Gen.Axmed Cali Cige ,C/laahi Jaamac Cismaan Geeljire,Eng.Mustafe Maxamed Magan (M.Ficiis) , Maamulaha Shirkada Shiraaqle Trading Company Ganacsade Nuur Muuse Shiraaqle, Maareeyaha Shirkada Laydhka Shiraaqle Electric Power Md. Maxamed C/raxmaan C/laahi (M.Shanfool), Eng.Siciid Aadan Xuseen ,Sharmaarke Muuse Dirir,Eng. C/wahaab Axmed Yaasiin Gabaxadi, Axmed Nuur Kooshin,C/risaaq Jaamac Yaasiin (Qumbe) Sh.Muxumed Maxamed Axmed

Alfanaan Cabdi Hani Xaashi C/laahi ,Eng.Qaasim Ismaacil Xasan ,Guuleed Obsi Cige, Xamdi Aw Ciise Kaahin, Qaasim Ismaaciil Tiger,Xasan Axmed C/laahi Caateeye, Faysal Cali Cumar ,Mubaarik Axmed Boodhle, Miyir Cali Xuseen,Gudoomiye Kuxgeenka Degmada Maxamed Mooge Mustafe Axmed,Geele Cumar Coofle,Yuusuf Maxamed Cabdi (Yuusuf Iimey), Muxiyadiin Mahdi Cali
Dhamaan asxaabtaasi waxay Hambalyo Meher Wacan U Dirayaan Meherka Dr.Maxamuud Cabdi Yoonis (Dhamac) iyo Marwadiisa Sareedo Cabdi Muuse oo Meherkoodu Ka dhacay 25/01/2016 Safaari Hotel Hargeisa

Waxaanay Leeyihiin ilaahay ha idinka yeelo raaskii lagu nastee lagu badhaadho ee ubad khayr qaba uu kala siiyo
meh0

meh1

meh10

meh13

meh14

meh
Aamii…………………….…Aaamiin………………………..Aaamiin ………………………Aaamiin