telesom_4g_webbann550x129er  Final-Group (1)

HAWEENAY U DHALATAY DALKA MARAYKAN KA OO MUSLIM AH AYAA KA MIDNOQOTAY GARSOORAYAASHA MULIMKA AH EE KA HAWL GALA MAGAALADA NEW YORK+SAWIRO

New York (WARSUGANEWS.COM)_Haweenay u dhalatay dalka maraykanka oo muslim ah oo lagu magacaabo Carolyn Walker-Diallo ayaa  ka mid noqota gorsoorayaasha wax ka xukuma maxakamada ku taala dalka maraykanka ah gaar ahaan magaalada new york ayaa lagu dhaariyay maxakamada ku taala  magaalda new york xilliga la dhaarinayay waxa haweenaydan  gacanta loo saaray oo lagu  dhaariyay kutaab qur’aanka kariimka
ariintan ayaa dad badan oo muslimiinta maraykanka  ku nool ah aad u soo dhaweeyeen


591 total views, no views today

Comments

comments




Plugin from the creators ofBrindes :: More at PlulzWordpress Plugins