Haweeney BUORAN ka batay oo gaari dabada looga xiro marki ay banaanka dano ka yeelato

0
367

Magaalada Kensas waxaa ku nool haweeney aad u cayilan oo lagu magacaabo Becky Kittrell taas oo caawinaad dhanka bannaanka ahmarki ay u baahato gaari dabada looga xiro si ay u gaarto halka ay dooneyso. Haweeneydan ayaa ka tan badan kurisga ay ku fadhiso.

https://youtu.be/Z2HnZ_snARI?t=9