HAWEENKA Somaliland Oo Shaqo Laan Weyni Heeyso By; Fuaad Maxamed Qawdhan Gudmiayah Aarimaha Bulshada Dhaliniyarada Uk

0
474

HAWEENKA Somaliland Oo Shaqo Laan Weyni Heeyso By; Fuaad Maxamed Qawdhan Gudmiayah Aarimaha Bulshada Dhaliniyarada Uk

gidaar ka mida gidaaarada Hargaysa waxaa malin walba tagaan

Magaalo asalkeedaba waxaa lagu tilmaaamaa mid mugu weyn, maxaa ku nool dad iyo qooyses aan iska war heeynin oo waayaha noloshu aay cirka iyo dhulka isku jiraaan.

gidaar ka mida gidaaarada Hargaysa waxaa malin walba tagaan dumer XOOGA GOOGA maalla oo u shaqo taga guryaha

si aay uga soo shaqeeystaan quurto dariirigooga malinimo.

Haweenkaas oo aan si wacan usoo halin waxey malintii shaqeeytsaan, taas ah &5 doler all day, maal maha qarna aan waxba halin, islamarkaasna dadka aay u sheeqeynayaan aney siiin lacag ku filan maalintaa.

Arrimahaas waxaa ugu wacan dhibaatooyinka shaqo la’aanta oo dumar badan oo danyar ah ku kallifa in magaalada Hargeysa ay subaxii soo

kallahaan oo isugu yimaadaan suuqa, si ay ugu soo shaqeeyaan ciddii shaqo guri u dirsata maalintaasi.

Hadaba haeenka somaliland oo ah haween aad u daadaal badan islmarkaana ah haweenka qudha ee bulshaweynta somaliland odhan ku nooshahey isla markaana ah haweenka qudha oo xiliayada aay DOORASHU JIRTO kuwa qudha ee bacdka tagan iaygoo jaceeyl dadkooga iyo dalkoogaba, ayaan wali halin DOWLAD u abaal guda ama ilaalisa bahadi noleed ee haweenka somalila

Waxaa nasiib daraa dowlada somaliland ee maanta joogta in aaney wali IL GAARA ku eegin arintaas aay arkeen wariyaasha somaliland odhami; dan iyo muraadna aan ka laheen waxa heeysta HAWEENKA somaliland ee marka loo bahan yahey daalkooga muujiya.

hadba markaan aragney arintaas ayeyey nagu notey dhanbaalo ana ku tosineyno dawwlada inaan soo qorno.

Walayalaal dadkina iyo haweenkeena fuaad u naxa we are mulin.

waxaa diyaariyeey ; fuaad qawdhan gudoomiayaha dhaliniyarada arimaha bulshada somaliland ee uk.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here