HOR DHAC: Gabon vs Guinea Bissau

0
419

Waxaa caawa dalka Gabon lagu daah furi doonaa koonka qaramada qaarada Africa 2017.

Kulanka ugu horreeya waxaa dheeli doona Gabon oo tartanka marti-galineysa iyo Guinea Bissau.

Guinea Bissau waa markii ugu horreeysay ee ay ka soo qeyb gasho tartanka African Cup of Nations.

SAFAFKA LA FILI KARO

Gabon:  Ovono – Biyogho Poko, Appidangoye, Ecuele Manga, Obiang – Tandjigora, Ndong – Lemina, Madinda, Evouna – Aubameyang.

Guinea Bissau:  Mendes – Agostinho, Emmanuel, Juary, Rudinilson – Soares, Bocundji, Idrissa, Piqueti, Zezinho – Federic.

 

Gegida: dD’Angondjé

Saacadda  Geeska Africa: 7Pm