Ilaalinta Duur Joogta Waa Inay Sharci Adag Oo Cidii Geed Goysa Jeel Galayso Laga Soo Saara. By: Belel

0
543

Ilaalinta Duur Joogta Waa Inay Sharci Adag Oo Cidii Geed Goysa Jeel Galayso Laga Soo Saara. By: Belel

Waxaan salaamayaa Bulshada JSL ee Caafimaadka qabta iyo xasaafadda Xalaasha ah e Bulshada sida hufan ugu adeegta oo Hadhwanaagnews ugu horayso .
Dowladda waan ku dhiiriinayaa inay ku dhiiradaan Degaankii Xooluhu daaqi jireen oo Halis la geliyay inay Waxqabadkooda ugu hoiraysiiyaan oo Welib Gobolka Togdheer ee Xoola dhaqatada ahaa oosi

fool xun loo baabi’iyay Degaankii Dhul daaqeenka ahaa inta Dhirtii la xagaafay nin waliba Kilometro ootay !,Dhirtii waa la jaray oo Ood baa laga dhigay Waxii hhadhay waa la shiday oo Dhuxul baa laga dhigay !, Xoolihii Dhul ay daaqaan ma haystaan oo Rer Guuraagii Meel ay degaan ama Xooluhu daaqaan ma haystaan !,Dadkii baa Dhulkii ku waashay !.
Magalooyinkii waaweynaa Lacag baa lagu dhamiyay dhulkii oo Nin waliba waa Beer buu odhanayaa Dhul aanu Geed uu ka jaro mooyee Mid qudha ka beeri oo uu RK 47 la dhex taaganyahay !,Sharci adag iyo Ciidasn adag oo fuliya Sharciga Ciqaabta aya loo baahanyahay iyo iyo in Bulshadu u Midowdo oo Dowladda la is Garab taago .
JSL Bulshada Dad baa Durayga Qabyaaladda kula dhex wareegaaya oo Cidda ay u adeegayaan aan la garanayn !,Madaxweyne kastaa oo Bulshadu doorato Dhulka ,Badda , Khayraadka Dabiiciga ah iyo Arimaha Bulshadaba Dowladdaa la doortay baa ka mas’uul ah !,Madaxweyne aan Qabiil ku abtisan ma helaysaan ee Dowladda Waxqabadka halagu taageero iyo Wax kasta Horuummar ah Degaanka iyio Duurjoogta la cidhitiray ba ka midyihiin ,Ummaddu Warxume tashiilka ha iska hubsato iyo Qarran dumiskaba wa isku qolo ooway isku adeegtaan !m Hubsiinada Halbaa la siistaa !, Rer Saaxil Qabyaaladda may oqoon ee wa lagu dhexdhuumanayaa !,Wax kale ayaa jira ,War jiraaba Cakaara buu iman , Xoriyadda Saxaafadduna sidaa maaha oo Anshax xumada ,Qabyaaladda iyo Bulshada lagu kala qaybinayo waa in laga xaaraaameeyo o Sharci adag iyo Tababarba Saxafiyiinta la siiyo..
Wa Billaahi Towfiiq,
by Mr. Belel..

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here