INDONESIA: Wade diyaaradeed oo isagoo cabsan oo dhac-dhacaya soo shaqo tagay

0
308

Dhacdo ka dhacday garoonka Surabaya Airport ee dalkaasi Indonesia ayaa waxaa hadal haysa warbaahinta caalamka iyo baraha bulshada kaddib markii wade diyaaradeed uu soo shaqo tagay isaga oo cabsan oo dhac-dhacaya. DIyaaradda uu wado ayaa ka dhex shaqeysa dalka Indonesia gudihiisa.

https://youtu.be/U6He0Rsa1b4