Isu Duwaha Wasaarada Ciyaaraha Ee Gobolka Maroodi Jeex Oo Magacaabay Maamulka Kubada Cagta, Kolayga Iyo Orodada Ee Gobolkaas.

0
590

Isu Duwaha Wasaarada Ciyaaraha Ee Gobolka Maroodi Jeex Oo Magacaabay Maamulka Kubada Cagta, Kolayga Iyo Orodada Ee Gobolkaas.

Hargeysa(Warsugannews):-isu duwaha wasaarada ciyaaraha ee gobolka maroodi Jeex Cabdiraxmaan Jaamac Rooble(Shiine Karaaciin) ayaa magacaabay maamulka kooxaha kubada cagta, kolayga iyo orodada ee gobolka Maroodi Jeex.

Isu duwaha wasaarada ciyaaraha oo maanta soo saaray wareegto uu ku magacaabayo maamulada kala duwan ee gobolka Maroodi Jeex ayaa waxa uu qoraalkiisa u dhigaan sidan
Dccc1

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here