Jaaliyadda Reer Somaliland Ee Dalka Sucuudiga Oo Casuumadd-Sharaf U Samaysay Qaar Ka Tirsan Madaxda Gollayaasha Qaranka

0
293

Jaaliyadda Reer Somaliland Ee Dalka Sucuudiga Oo Casuumadd-Sharaf U Samaysay Qaar Ka Tirsan Madaxda Gollayaasha Qaranka

RIYAAD:(Warsugannews)-Waxaa Shalay qada sharaf usameeyay madaxdii kasocotay dawlada somaliland safiirka somaliland ee dalka sacuudiga abdulle muuse (abdalle kuwayti)

Munaasibadan qada sharafta ahvWaxaa kasoo qaybgalay wax garadka jaaliyada jeddah Masuuliyiintan ayaa mahad naq kadib waxay jaaliyada jeddah kala hadleen sidii ay ooga shaqayn lahaayen isku xidhka labada dal ee midna ay kunool yihiin midna ay udhasheen oogana qayb qaadan lahaayen hormarka dalka

h

g

f

d

c

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here