Joojinta Bacda Waxaa Kamuhiimsan In Dalka Laga Joojiyo Qaadka Iyo Sigaarka/By C/Raxmaan Adan Maxamuud

0
432

Joojinta Bacda Waxaa Kamuhiimsan In Dalka Laga Joojiyo Qaadka Iyo Sigaarka/By C/Raxmaan Adan Maxamuud

Waxaa aynu wada agnahay indalka laga istimaalo mukhaadaraad faradan.oo uu kamidyahay qaadka sigaarka iyo IMW. oo aanay waxkaqaban dowladihii dalka soomaray ilaa dowladii siyaad bare kadib. Waxaynu ognahay dhiaatada uuqaadku kuhayo bulshadeena iyo sigaarkuba. Hadaytahay middhaqaale, iyo midcaafimaad iyo midqoysba, sidaa darteed waxa kamuhiimsan joojinta bada inlajoojiyo jaadka iyo sigaar oo aynu ognahay khatarta uubulshadeena kuhayo Kuwaas oo dhamaantood ay dowladu ay cashuurkaqaadato sida aynu ognahayna ayraali katahay. Taamacnaheedu waxa weeyi inaydowladu iska indho tirayso dhibaatada uubulshada ku hayo mukhaadaraadka ku habsatay bushadeena eehalista ah . Waxa aanu ka hadlaynaa maaha inaanu kasoohorjeedno joojints bacda lakiin waxa haboon inlakeeno badalkiibacda. Sababtoo ah bulshdeenu waxay ubadantahay danyar. Sidaynu ognahayna waxay ku adeegtaan bacda oo ay waxa kushubtaan ama ay waxa kuqaataan. Hadaba waxaanu usoojeedinaynaa dowlada inbacaha lagajoojiyo dekeda. badalkeediina aydowladu keento ama ganacsada tada ay usoobandhigto wixii kuhaboon ee aandeegaakeena waxaba yeelayn. Waxa wadan kajira si anu ognhay duruufo dhaale xumo .oo aanay dadku awoodi Karin inay iskabixiyaan ganaax. Waxaanu usoojeedinaynaa dowlada gaar ahaan wasaarada deegaanka, inay bulshdeeda hoos u eegto.
By Cabdi Raxmaan Adan Maxamuud

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here