Kadib markii dowlada kenya ay ku dhawaaqday xiritaanka xeryaha dhadhaab Ayaa Waxaa isasootarayay Cabashooyinka dadka Qaxootiga ah ee Dhadhaab kudhaqan

0
433

Qaxootiga Ku nool xeryaha dhadhaab ayaa badan kood aay ku laabteen dalkooda soomaaliya tan iyo xiligii dowladda kenya ay sheegtay inay xireyso xeryaha Dhadhaab.

ayaa tan iyo waqtigaasi waxaa soo kordhayay cabashada aay dadka qaxootiga ahi ka muujinayaan dib ulaabashadda dalkooda oo aan xasilooneyn

dhanka kale ganacsada ku dhaqan xeryaha dhadhaab ayaa dhankooda sheegay in ay saameysay ganacsigooda dib ugu ulaabashadda  aay dadkii aay wax ka iibsan jireen ugu laabteen soomaaliya.

W/Q Mohamud Aweys Maxamud (Daacad)