Ma Messi Cusub ayaa ka soo dhashay kooxda GABDHAHA Barcelona…(DAAWO)

0
373

waaxa qoraya yaasir br

Barbara Latorre ee ka tirsan kooxda gabdhaha Barcelona ayaa dhalisay gool caaqibo leh  oo durba lala meel dhigay kuwa ay horey u dhaliyeen Lionel Messi iyo Diego Maradona.

Kulan ay Barca la yeelatay Espanyol ayay 23-jirada gool cajiib ah ka dhalisay kooxdeedii hore iyadoo lix laacib soo martay ka hor inta aysan dhalin.

DAAWO: