Madaxwayne Ku Xigeenka US Oo Sheegay In Trump Ay Tahay Inuu Caqli Yeesho, Cambaareeyayna Weerarkiisa Ku Aaddan Sirdoonka Mareykanka.

0
366

Badhitaan ay sameeyeen Sirdoonka Maraykanka ayaa ku sheegay oo ku caddeeyay in ay jiraan sababo cad oo uu Ruushku ugu lug lahaa faragalinta Maraykanka lagu qaaday wakhtigii doorashada.
Waxa loo ballansanyahay Jimcaha in Mr Trump si fiican loogu wada sheegi doono dhamaan caddaymaha sheegaya faraglinta Ruushku ku sameeyay doorashadii qabsoonta Bishii November.
Laakiin Mr Trump ayaa shaki kamuujiyay eedeymahan loosoo jeediyay ku lug lahaanshaha Ruushka dhinaca doorashada , waxa uuna cambaareeyay Sirdoonka maraykanka .
Madaxwayne ku xigeenka US Mr Joe Bidenayaa sheegay in Madaxwaynaha Ladoortay ee maraykanka uu yahay gabi ahaanba mid bilaa dareen ah oo aan waxba fahmayn , waxa uu sidoo kale shegay inayna ahayn