Madaxweynaha Galmudug oo xil-ka-qaadis ku sameeyay wasiirkii arrimaha gudaha Galmudug

0
310

Wareegto kasoo baxday xafiiska madaxweynaha maamulka Galmudug Cabdikariin Xuseen Guuleed ayaa waxaa xilka looga qaaday wasiirkii arrimaha gudaha ee maamulkaasi Jaamac Xasan Salaad.