Madaxweyne ku xigeenka oo Booqasho ugu tegay Xaaji Cabdikariin intaan loo qaadin dalka Itoobiya

0
418
????????????????????????????????????

Madaxweyne Ku xigeenka Jamhuuriyada Somaliland Mudane Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaaciil “Saylici” ayaa Booqasho ugu tegay Xaaji Cabdikariin Xuseen (Cabdiwaraabe) intaan loo qaadin dalka Ethiopia Galabta.

Hargeysa(Warsugannews)Madaxweyne ku xigeenku waxa uu xaajiga ALLE uga baryey inuu caafimaadkiisi u soo celiyo xanuunka hayana ka dulqaado, insha allaa isaga oo caafimaad qabana uu dalka ku soo celiyo.

????????????????????????????????????
????????????????????????????????????
????????????????????????????????????
????????????????????????????????????