telesom_4g_webbann550x129er  Final-Group (1)

Madaxweyne Muuse Biixi Oo Maalinta Beri Ah  Dalka Kusoo Guryo Noqonaya Iyo Soo Dhoweyntiisa Oo Siweyn Looga Dareemaayo Magaalada Hargeisa

Madaxweyne Muuse Biixi Oo Maalinta Beri Ah  Dalka Kusoo Guryo Noqonaya Iyo Soo Dhoweyntiisa Oo Siweyn Looga Dareemaayo Magaalada Hargeisa

Madaxweyne Muuse Biixi Oo Maanta Dalka Kusoo Guryo Noqonaya Iyo Soo Dhoweyntiisa Oo Siweyn Looga Dareemaayo Magaalada Hargeisa

Waftigii uu Hogaaminayay Madax-waynaha Somaliland Muse Bixi Abdi ee ku sugnaa Wadanka Gini Ayaa la filayaa in ay maalinta beri  dalka dib ugu soo noqdaan , intii uu madax-waynuhu ku sugnaa dalkaasi waxaa la sheegay in ay kulamo la qaateen madax-waynaha Jamhuuriyada Gini

inkasta oo aan lala wadaagin warbaahinta iyo Bulshada sawirada iyo muuqaaladii kulanka labada madax-wayne , Balse wasiirka arimaha dibada somaliland Ayaa sheegay in ay is arkeen labada madax-wayne oo ay arrimo badan kawada hadleen.

Safarkan uu madax-waynuhu ku tagay dalkaasi Gini waxa uu socdaalladii hore kaga duwan yahay in uu noqday kii ugu hadal haynta badnaa , kaasi oo sababay in maamulka somalia ay xidhiidhka u jarto Wadankaasi Gini , Arrintaasi oo ay siwayn u qaadaa dhigeen Warbahinta caalamku.
sidoo safarkan madaxwaynaha jamhuuriyada somaliland uu ku tagay dalka gini ayaa ah mid maamulka somalia ku noqday ladh iyo dacar.

Image may contain: 1 person, smiling, standing and outdoor

Image may contain: 1 person, standing

45 total views, no views today

Comments

comments




Plugin from the creators ofBrindes :: More at PlulzWordpress Plugins