Madaxweyne Siilaanyo oo ka qaybgalay aaskii Dr Dixood, oo si qaran loogu aasay Hargeysa

0
569

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Mudane Axmed Maxamed Siilaanyo waxa uu maanta ka qaybgalay aaskii Dr Cumar Cilmi Dixood, oo si qaran loogu aasay Magaalada Hargeysa.

Hargeysa(Warsugannews)Madaxweynuhu waxa uu xabaasha kula kulmay Xubno ka mida qoyskii, eheladii, qaraabadii iyo asxaabtii Digtoorka, waxaanu ka tacsiyadeeyey madaxweynuhu ka sheegay xabaasha dusheeda hadal kooban oo uu ku tilmaamay inuu ahaa halgamaa ka soo qaybqaatay la soo noqoshada madaxbanaanida dalka, xilal kala duwana ka soo qabtay Qaranka Somaliland, ilaa haddana uu ka mid ahaa masuuliyiinta dalka.

DSC_0001

DSC_0026

DSC_0027

DSC_0029

DSC_0031

DSC_0038

DSC_0039

DSC_0041

DSC_0042

DSC_0044

DSC_0046

DSC_0047

DSC_0051

DSC_0053

DSC_0055

DSC_0059