Masuuliyiinta iyo Shaqaalaha Madaxtooyada Somaliland Oo Hambalyo Meher U diraya Gashaanle Nimcaan Yuusuf Gaaxnuug iyo Marwadiisa Cawo Maxamed Axmed oo 01/12/2016 Hargeysa isku Mehersaday

0
558

HAMBALYO MEHER WACAN
Wasiirka Madaxtooyada JSL. Md, Maxamuud Xaashi Cabdi, Xog-hayaha Gaarka ah ee Madaxweynaha JSL, Md. Cali Axmed Cali, Wasiiru-dawlaha Madaxtooyada Md. Maxamed Muuse Abees, Wasiiru-dawlaha Nabadaynta iyo Horumarinta Gobollada Barri ee JSL, Mudane Cabdirashiid Xuseen Cabdulle, Agaasimaha Guud ee Madaxtooyada JSL, Marwo Khadra Xaaji Ismaaciil Yoonis (Khadra X Geydh), , Af-hayeenka Madaxtooyada JSL, Md, Xuseen Aadan Cige (Deyr), Agaasimaha Protocol-ka Madaxtooyada JSL, Md, Cabdiraxmaan Maxamed Ibraahim (Saqadhi), Agaasimaha Maamulka Shaqaalaha Madaxtooyada JSL Md, Saacid Cabdi Ciise, La-taliyaha Arrimaha Haweenka ee Madaxweynaha Marwo. Aamina Xaaji Axmed Miisaan, Agaasimaha Maamulka Xisaabaadka Madaxtooyada JSL Md. Maxamed Xirsi Xasan (Digaale), Agaasimaha Arrimaha Bulshada Madaxtooyada JSL Md, Abshir Xasan Xaashi, Agaasimaha Xafiiska Kaydka, Md. Axmed Jaamac Ismaaciil, Xoghaynta Marwada Qaranka Marwo Sabaax Cali Diiriye, Xoghayaha gaarka ah ee Xafiiska Saxaafadda Madaxtooyada, Md. Naasir Yuusuf Daahir, Xoghayaha labaad ee Xafiiska Madaxweynaha Md. Mawliid Xaashi Maxamuud, Xog-hayaha gaarka ah ee Wasiirka Madaxtooyada JSL, Cabdirisaaq Xaaji Ciise, Agaasimaha Xafiiska Technology-yada, Cabdiraxmaan Faarax Xasan, Md. Maxamed Ismaaciil Ogsiiye, Muxiyadiin Cabdiraxmaan Tiyaabo, Maxamed-amiin Cabdi Xasan, Axmed Yuusuf Yaasiin, Hodan Axmed Jaamac, Xamda Cumar Cabdi, Axmed Jaamac, Najax Maxamed Siciid, Mahad Cabdoo Cumar, Xuseen Cabdalle, Cabdilaahi Cali Suudi, Maxamed Cilmi Xasan, Ibraahim Cabdiraxmaan Qaasim,Cabdikariin Xuseen Warsame (Maloosh) Saddam Maxamed Axmed, Cabdilaahi Aadan Cabdilaahi, Maxamed Maxamuud Axmed, Xasan Ibraahim Axmed, Abokor Axmed Cigaal, Cabdishakuur Maxmauud Gahayr iyo dhamaan shaqaalaha kala duwan ee qasriga madaxtooyada JSL. waxay Hambalyo Meher wacan u dirayaan Gaashaanle Nimcaan Yuusuf Gaaxnuug iyo Marwadiisa Cawo Maxamed Axmed Oo meherkoodu ka dhacay Magaalada Hargeysa, 01/12/2016 gaar ahaan Green Palace.

Ugu danbayna Dhamaan Masuuliyiintaasi iyo Shaqaaluhuba, waxay qoyskan cusub ugu ducaynayaan ducadii Rasuulka (S.C.W) ee ahayd BAARAKALAAHU LAKA WABAARAKA CALAYKA WAJAMACA BAYNAKUMAA FILKHAYR, AAMIIN AAMIIN AAMIIN AAMIIN

15271408_10211348206249320_993606037_o

15284816_1457073397653796_8590381773139312264_n

15292869_10211348207569353_2089776786_o

15293252_10211348208489376_2082167733_o

15302524_10211348209169393_420983121_o

15302549_10211348207969363_233945502_o

15303972_10211348208129367_784515592_o

15310875_10211348209129392_201066737_o

15311462_10211348208209369_1587463342_o

15311482_10211348206489326_1498837891_o

15321660_10211348209729407_359048427_o