Masuuliyiinta iyo Shaqaale Weynaha Madaxtooyada Somaliland Oo Hambalyo U diray Meherka Maxamed Cilmi Xasan iyo Nimco Mubaarik Maxamed Oo Hargeysa ka Dhacay Maanta + Sawiro

0
395

HAMBALYO MEHER WACAN

Hargeysa(WSN)Wasiirka Madaxtooyada JSL. Md, Maxamuud Xaashi Cabdi, Xog-hayaha Gaarka ah ee Madaxweynaha JSL, Md. Cali Axmed Cali, Wasiiru-dawlaha Madaxtooyada Md. Maxamed Muuse Abees, Wasiir ku xigeenka Madaxtooyada, Mudane, Axmed Xaashi Cabdi, Wasiiru-dawlaha Nabadaynta iyo Horumarinta Gobollada Barri ee JSL, Mudane Cabdirashiid Xuseen Cabdulle, Agaasimaha Guud ee Madaxtooyada JSL, Marwo Khadra Xaaji Ismaaciil Yoonis (Khadra X Geydh), , Af-hayeenka Madaxtooyada JSL, Md, Xuseen Aadan Cige (Deyr), Agaasimaha Protocol-ka Madaxtooyada JSL, Md, Cabdiraxmaan Maxamed Ibraahim (Saqadhi), Agaasimaha Maamulka Shaqaalaha Madaxtooyada JSL Md, Saacid Cabdi Ciise, La-taliyaha Arrimaha Haweenka ee Madaxweynaha Marwo. Aamina Xaaji Axmed Miisaan, Agaasimaha Maamulka Xisaabaadka Madaxtooyada JSL Md. Maxamed Xirsi Xasan (Digaale), Agaasimaha Arrimaha Bulshada Madaxtooyada JSL Md, Abshir Xasan Xaashi, Agaasimaha Xafiiska Kaydka, Md. Axmed Jaamac Ismaaciil, Xoghaynta Marwada Qaranka Marwo Sabaax Cali Diiriye, Xoghayaha gaarka ah ee Xafiiska Saxaafadda Madaxtooyada, Md. Naasir Yuusuf Daahir, Xoghayaha labaad ee Xafiiska Madaxweynaha Md. Mawliid Xaashi Maxamuud, Xog-hayaha gaarka ah ee Wasiirka Madaxtooyada JSL, Cabdirisaaq Xaaji Ciise, Agaasimaha Xafiiska Technology-yada, Cabdiraxmaan Faarax Xasan, Md. Maxamed Ismaaciil Ogsiiye, Muxiyadiin Cabdiraxmaan Tiyaabo, Maxamed-amiin Cabdi Xasan, Axmed Yuusuf Yaasiin, Hodan Axmed Jaamac, Xamda Cumar Cabdi, Axmed Jaamac, Najax Maxamed Siciid, Mahad Cabdoo Cumar, Xuseen Cabdalle, Cabdilaahi Cali Suudi, Ibraahim Cabdiraxmaan Qaasim,Cabdikariin Xuseen Warsame (Maloosh) Saddam Maxamed Axmed, Cabdilaahi Aadan Cabdilaahi, Maxamed Maxamuud Axmed, Xasan Ibraahim Axmed, Abokor Axmed Cigaal, Cabdishakuur Maxmauud Gahayr iyo dhamaan shaqaalaha kala duwan ee qasriga madaxtooyada JSL. waxay Hambalyo Meher wacan u dirayaan Boqorka Maxamed Cilmi Xasan iyo Boqorada Nimco Mubaarik Maxamed Oo meherkoodu ka dhacay Magaalada Hargeysa, Maanta oo ay taariikhdu tahay 12/12/2016.

Ugu danbayna Dhamaan Masuuliyiintaasi iyo Shaqaaluhuba, waxay qoyskan cusub ugu ducaynayaan ducadii Rasuulka (S.C.W) ee ahayd BAARAKALAAHU LAKA WABAARAKA CALAYKA WAJAMACA BAYNAKUMAA FILKHAYR, AAMIIN AAMIIN AAMIIN AAMIIN

img_2028

img_2030

img_2041

img_2051

img_2052

img_2054

img_2058

img_2074

img_2077

img_2080

img_2083

img_2127

img_2146

img_2151

img_2157

img_2160

img_2164

img_2165

img_2169

img_2171

img_2173

img_2182

img_2193

img_2196

img_2198

img_2209

img_2229

img_2234

img_2244

img_2265

img_2269

img_2270

img_2271

img_2272

img_2274

img_2275

img_2278

img_2279

img_2281

img_2283

img_2285

img_2286

img_2289

img_2295

img_2297

img_2300

img_2318

img_2345

img_2364

img_2384

img_2387

img_2388

img_2390

img_2396

img_2398

img_2399

img_2406

img_2410

img_2451

img_2452

img_2469

img_2472

img_2497

img_2498

img_2518

img_2520

img_2522

img_2524

img_2526

img_2527

img_2579