Maxaan Reernimo Cid Kula Wadaagaa Aan Cabsida Eebe Ahayn,Waayo Qabyaalada Dadku Ay Hada Ka Sheekaynayaan Cida Ay Ka Timi Masuulkana Ka Ihi

0
490

Maxaan Reernimo Cid Kula Wadaagaa Aan Cabsida Eebe Ahayn,Waayo Qabyaalada Dadku Ay Hada Ka Sheekaynayaan Cida Ay Ka Timi Masuulkana Ka Ihi

hadaba iyana waad dhugateen dhinaceeda kale waa mid aad u khasaare badan sidii rasuulkeenu Way og yihiin dhibaataday baday waanay qirsan yihiin inaanay wax soo saar la mahadiyo aanay lahayn,hadana way ka maarmi waayeen ugu yaraan waa u adress laysku garto,haa sidaa iskuma khaldamaan xitaa hadaad lacag buuran ugu durto xawaaladaha mid kamida la iskuma qabsado si toosa ayay ugu tagtaa ninkii ama qofkii loo diray iyo qoloduu ahaa ,waa faa’iidada ugu yar ee ay leedahay qabyaaladu,iyo inuu siduu eebe sheegay qofku kaga baydho muxrimkiisa,ama dhaxalka loo kala yeesho,

hadaba iyana waad dhugateen dhinaceeda kale waa mid aad u khasaare badan sidii rasuulkeenu sheegay maalin keliya ayay dadyow nabad u degay colaad iyo geeri gelisaa miyaanay markaa qudhun ahayn nebiguna sidaa

daraadeed ina farin inaan ka dheeraano,inagoo og sidaa hadana malaa fahamkaa inaga qaldan,talow xaguu markaa fahamku ka qaldan yahay?bal eeg aan is waydiino nolosha intee inaga dhexaysa?inteese inoo kala gaara?.

Sidaan u noolahay waaa ii gaar aniga,waxaan quuto,sidaan u helo,waxaan ka soo shaqaysto,reerkayga ubadkayga iyo maamulkiisa,xitaa magacaygu aniguu ii gaar yahay mana jirto walaal adeer,qaraabo iyo qoys intaa ila wadaagtaa,anigoose og guud ahaanba dadka,iyo mujtamacba dhamaantii inaan la wadaago,biyaha,isbitaalada,iskuulada,jaamacadaha,wadooyinka,baliyada iyo dhamaan wixii bulsho dhex u aha sida maasaajidada i.w;m;waajbna ay igu tahay inaan u dadaalo horumarintooda,yaan hadana tola’ayeey uun maqlaa maalintay siyaasad timaado iyo doorashooyin,reer hebel iyo reer hebel, waxaan ugu sigtaa burbur iyo baab’a,mana helo wax ii dooriya oo aan faa’iido ama gaar iigu soo kordhaa,waxa keliya oo uu igu gaadhaa naftiisa,reerkaygana(qoyskaygana) kiisa ayaan ka hor mariyaa imana yaqaano beri,weliba waxaa taa ka daran markaa uu helo kursiguu doonayuu iga hoos baxaa oo uu nin qaran noqdaa,waxba may ahaateen hadaanu beel ahaan meesha iskaga haysan lahayne ileen waakii beelnimada ku yimide,waxaan uga socdaa siyaasi waa aafada kowaad ee Qaran beenaadkan aan markeliya runta cidina ka sheegin beentana lagu canqariyey qabiilkana lagu koriyey

kani waa ra’yigayga ninowna haygu dhibsan kaaga xor ayaad u tehee

wa bilaahi towfiiq maxamed yaasiin ilkacase

mymnaleye@hotmail.com

Belguim=========Antwerpen

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here