Mourinho oo xaqiijiyey in labadan xiddig aysan dheeli doonin kulanka Tottenham

0
326
Manchester United's Portuguese manager Jose Mourinho is wrapped up against the cold ahead of the English Premier League football match between Everton and Manchester United at Goodison Park in Liverpool, north west England on December 4, 2016. / AFP / Paul ELLIS / RESTRICTED TO EDITORIAL USE. No use with unauthorized audio, video, data, fixture lists, club/league logos or 'live' services. Online in-match use limited to 75 images, no video emulation. No use in betting, games or single club/league/player publications. / (Photo credit should read PAUL ELLIS/AFP/Getty Images)

ababbaraha Manchester United Jose Mourinho waxa uu xaqiijiyey maqnaanshaha laba difaac oo ka mida laf dhabarta kooxda kulanka Tottenham ee axada.

Chris Smalling iyo Luke Shaw ma dheeli doonaan ciyaarta Spurs.

Red Devils si weyn ayey guul ugu baahantahay maadama ay laba jeer oo qura guuleysatay 10kii kulan ee ugu dambeeyey Premier League.

Tottenham waxa ay leedahay weeraryahano halis ah sida Harry Kane iyo Christian Eriksen, United wey tabi doontaa wiilasha ka maqan.

“Maya axada, maya”, ayuu yiri Mourinho mar wax laga weydiiyey xaalada labada daafac.

Smalling garoomada ayuu ka maqnaa tan iyo kulankii 4-0 looga badiyey Stamford Bridge bishii Oktpber, halka Shaw uu marna ku jiray 11-la hore ee Mourinho kolna ka maqnaa.