Musharax Cabdiraxmaan Ciro Oo Qado Sharaf Ku Maamuusey Madaxweyne Ku Xigeenkii Hore Ee Maamulka Puntland Gen Cabdisamad Cali Shire + [Sawiro]

0
340

Hargeysa (WSN):- Gudoomiyaha golaha wakiilada Somaliland isa markaaana ah musharaxa madaxweyne

ee xisbiga mucaaridka ah ee Waddani ayaa waxaa uu maanta qado sharaf ku maamuusay madaxweyne ku xigeenkii hore ee maamulka Puntland Cabdisamad Cali oo deegan ahaan ka soo jeeda Somaliland isla markaana muddoyinkii ugu danbeeyey dalka ku sugnaa

Image may contain: 3 people, people standing and indoor

 

Image may contain: 3 people, people standing and indoor

Munaasibdan qado sharafta ah ayaa waxaa ay ka dhacdey Hotel Hiddo – Dhawr waxaana ka soo qeyb galay masuulyiinta xisbiga Waddani oo ay ka mid yahiin , musharaxa madaxweyne ee xisbigaasi , Prof Buubaa , Xildhibaan Talyanle , Xildhibaan Siciid Cilmi Rooble , Siyaasi Xussen Axmed Ceydiid , Siyaasi Aadan Dhoola Yare , siyaasi Cali Cantar iyo masuulyiin kale

General Cabdisamad Cali waxaa uu hore u ahaa madaxweyne ku xigeenkii xukuumadii Faroole ee maamulka Puntland waxaana uu dhalasho ahaan ka soo jeeda deeganada gobalka Sool.

Image may contain: 1 person

Image may contain: 2 people, people smiling, people standing

Image may contain: 3 people, people sitting

Image may contain: 1 person, sitting

Image may contain: 1 person, sitting and indoor

Image may contain: 2 people, people sitting, people eating and table

Image may contain: 3 people, people sitting, indoor and food

Image may contain: 2 people, people sitting and indoor

Image may contain: 1 person, sitting and indoor

Image may contain: 3 people, people sitting, table and indoor

Image may contain: 2 people, people sitting, table and indoor

Image may contain: 1 person, sitting, table and indoor

Image may contain: 2 people

Image may contain: 1 person

Image may contain: 2 people, people smiling, people standing and beard

Image may contain: 1 person, sitting and table

Image may contain: 1 person, sitting and eyeglasses

Image may contain: 4 people, people sitting, table and indoor

Image may contain: 1 person, sitting, table and indoor