Musharax Jamaal Cali Xuseen oo qoyskii iyo Eheladii uu ka Geeriyooday Gudoomiye ku xigeenkii koowaad ee Xisbiga UCID Tacsi u diray

0
658

Musharaxa Xisbiga UCID Jamaal Cali Xuseen oo tacsi u diray Guud ahaan Xisbiga UCID, Qoyskii iyo qaraabaddii uu ka geeriyooday Gudoomiye ku xigeen kii koowaad Ee Xisbigga UCID Aadan Jaamac Hoorri. Illaahay naxariistii jannaddii ha ka waraabiyo Gudoomiye Hoorri OO in muddo ahba ku xanuusanaayey dalka Emaaraadka.

Waxa uu gudoomiyuhu door hor leh Ka Soo qaatay tartankii Golaha deegaanka iyo inuu Ucid mar kale noqdo xisbi qaran. Ilaahay qabriga haw nuuriyo, waxa uu ahaa shakhsi daacadda

Musharax Jamaal Cali Xuseen