Musharaxa Madaxweyne ee Xisbiga KULMIYE Md Muuse Biixi Cabdi Lagu Soo Dhoweeyay Dacarbudhug, Abdaal iyo iyo Berbera

0
385

Musharaxa Madaxweyne ee Xisbiga KULMIYE Md Muuse Biixi Cabdi Lagu Soo Dhoweeyay Dacarbudhug, Abdaal iyo iyo Berbera

Berbera (Warsugannews) Guddoomiyaha, ahna murrashaxa Madaxweynaha xisbiga KULMIYE Md. Muuse Biixi Cabdi iyo wefti ballaadhan oo uu hoggaaminayo ayaa si wayn oo aan loo kala hadhin loogu soo dhaweeyey degaamada Gobolka Saaxil ee Abdaal ilaa Berbera oo dadweynaha ku dhaqani muujiyeen baaxadda taageerada ay u hayaan xisbal-xaakimka Somaliland iyo murrashaxa jagada Madaxweynaha.