Nin xaaskiisa oo khiyaameysa ka daba diray diyaaradda wax basaasta iyo nin kale oo uu ku arkay

0
486

waaxa qorey yaasir br

Dhacdo ka yaabisay baraha bulshada ayaa lasoo dhigay barta Youtube-ka kaddib markii nin Mareykan ah uu soo dhigay film xaaskiisa oo ninkale u dhuumaneysa, isagoona falkii uu ku kashifay u adeegsaday doyaaradda wax duubta ee loo yaqaan Drone-ka.