“Ninka Maanta Ku Taliya Doorasho Ha La Qabto Waa Nin Aan Habeen Jirin ..” Madaxweyne Ku Xigeenkii Hore Axmed Yuusuf Yasiin

0
442

Madaxweyne ku xigeenkii hore ee Somaliland Axmed Yuusuf Yasiin
ayaa waxaa uu sheegay in aaney suurto gal aheyn in xiligan lagu jiro abaaraha xoogan dalka doorasho laga qabta

Madaxweyne ku xigeenku waxaa uu sheegay in ninka maanta ku taliya in doorasho la qabto in aanu aheyn nin caqligiisu shaqeynaayo
” Walaahi Nin Caqli Leh Maanta Caqligiisu Keeni Maayo Doorasho Ha La Qabto Maanta anigu sidaan qabo dadkii halkee buu jooga , dadkii qaar Puntland bay galeen qaarna galbeed guntii , maanta wakhti la codeeyo oo dad xoolihiii ka dhinteen oo baahan ninka maanta ku taliya doorasho ha la qabto waa nin aan habeen jirin ” ayuu yidhi Madaxweyne ku xigeenkii hore ee Somaliand .