DAAWO: Maxay ka turjumayaan calamada Dawladuhu? (Xogta Dahsoon)‏

0
406

Calanka dalka shiinuhu waxa uu ka kooban yahay Midab casaan ah afar dhibcood oo yaryar oo ku xeeran xidig weyn oo midabkeedu dahabi yahay waxana nashqadiisa lahaa Mr Zing Liansung oo xubin ka ahaan jiray xisbiga shuuciga ee wadankaasi, ahaana ganacsade ku nool Magaalada Shangahai.