telesom_4g_webbann550x129er  Final-Group (1)

Qarax goor dhaqweyd ka dhacay Muqdisho iyo khasaaraha ka dhashay

 

Qarax goor dhaqweyd ka dhacay Muqdisho iyo khasaaraha ka dhashay

 

War goordhow nasoo gaaray ayaa sheegaya in qarax lagu soo xiray gaari uu ka dhacay inta u dhexeysa Isgoyska Banaadir iyo Isbitaalka digfeer.

11 qofood ayaa la soo sheegay in ay halkaas ku dhaawacmeen. Wax dhimasho lama soo sheegin.

Qaraxa oo intiisa badan laga maqlay goobo ka fog halkii uu qaraxaas dhacay, ayaa waxaa loogu xiray gaar uu lahaa mid kamid ah Shaqaalaha dowlada oo magaciisa lagu soo koobay Ceydiid.

Gaarigan ayaa qarxay xili uu Ceydiid ku jiray goob ganacsi oo aan sidaa uga sii fogeyn goobta uu gaariga

source hiiran

 

Qarax gaari lagu xiray oo caawa ka dhacay magaalada Muqdisho
Share Tweet Email Share

 

 

Khamiis, November, 02, 2017 (WARSUGAN)War goordhow nasoo gaaray ayaa sheegaya in qarax lagu soo xiray gaari uu ka dhacay inta u dhexeysa Isgoyska Banaadir iyo Isbitaalka digfeer.

11 qofood ayaa la soo sheegay in ay halkaas ku dhaawacmeen. Wax dhimasho lama soo sheegin.

Qaraxa oo intiisa badan laga maqlay goobo ka fog halkii uu qaraxaas dhacay, ayaa waxaa loogu xiray gaar uu lahaa mid kamid ah Shaqaalaha dowlada oo magaciisa lagu soo koobay Ceydiid.

Gaarigan ayaa qarxay xili uu Ceydiid ku jiray goob ganacsi oo aan sidaa uga sii fogeyn goobta uu gaariga ku qarxay

source hiiran

Wariye siciid Xuseen Yuusuf

Siciidm2090@gmail.com

Siciid4@yahoo.com

267 total views, 0 views today

Comments

comments




Plugin from the creators ofBrindes :: More at PlulzWordpress Plugins