Raqba Waa Rageedee…!! !!!! Kuman Dooran Nitaaqiyo Nafta Inaad Wax Yeeshee?! Shalay Jigjiga Yar Xabad Igaga Qaaday Maantana Haamihii Berbera Iibisay……..

0
427

Raqba Waa Rageedee…!! !!!! Kuman Dooran Nitaaqiyo Nafta Inaad Wax Yeeshee?! Shalay Jigjiga Yar Xabad Igaga Qaaday Maantana Haamihii Berbera Iibisay……..

Raqba Waa Rageedee …..!!!!!!!!!!!! !!!!

Kuman Dooran Nitaaqiyo Nafta Inaad Wax Yeeshee?!

Shalay Jigjiga Yar Xabad Igaga Qaaday Maantana Haamihii Berbera Iibisay……..

Naftaad Horey O Reebtay Rixin Kuuma Haysee Ka Raaco Dantaada ….Hantida Qarankona

Dhaxal Galkaagi Maaha!!!!!!!

Ictiraaf Diid……..Dorashada Diid….. Cadaalad Diid ……..Nabad Diid Iyo Hanti Iib.????

Siyaasadii Somaliland Waxay Noqotay Maanta Gaadhigi Xudooda Ku Dhex Jabay Gar Gaarna

Waayay Cidlana Taagan .

Aniga O Ah Godomiyaha Abaabulka Ucid Ee Qaarada Europe Marwo Samia Muse ,Waxaan Aad

Iyo Aad Oga Xumahay Hab Dhaqanka Xun Ay Xukumada Somaliland Ku Dhaqmayso Oo Maalin

Walab Naxdin , Walaac Iyo Warwar Galinaysa Muadiniinti Somaliland Iyo Qof Kasta Oo Maanta

Lexo Jeclo Ka Laha Qadiyadii Somaliland.

Xukumadda Somaliland Maanta May Ahayen Ina Muddo Kordhin Loo Sameeyo Waayo

Mustaqbalki Somaliland Iyo Qadiyadi Ictiraafka Ayaa Gaadhigi Oo Mudane Kulmiye Waday Shil

Ku Galay Xudoodi Somaliland Dhexdeeda , Markii Shidaalki Demoqradiyaduna Oo Ka

Dhamaaday Meel Cidlana Dhex Istaagay Caalamkiina Gaadhi Waayay Ayoo Dhul Boob Naf Ka

Raadiyay Iyo Ino Kulba Guri Weeraro Oo Kala Saari Kari Waayay Wixii Qaranka Iyo Xalaalki

Dhul Boob Iyo Awood Sheegasho Cadaalad Maaha , Demoqraadiyada In La Dhaawaco Maaha ,

Haddii Guri Lagogu Aamino Waa Inaad Dhawrtaa Maaha Inaad Boobtaa, Hantida Qaranka Waan

Kula Leeyahay Ee Maaha Dhaxal Galkaagi…..!!!!!!

Kuwa Iney Doorasha Xaasidaan U Xusul Duubaaya

Iyo Carrutay Xabbadeynayaan Waa Xisaab Qorane

Kuwa Fikirku Xaflad Qado Ah Iyo Xeeradaba Dhaafin

Xalku Kuwuu U Daranyahay Xareed Lagu Harraadbeelo

Taageerayaal Xiiqsan Iyo Xaarwalwaal Badane

Mar Buu Xaakim Aan Eex Aqoon Xukun Ridaayaaye

Xarbigii Dhamaa Kii Qabow Xaalku Waa Waliye

Xeeladna Ilaah Baa Iska Leh Xoog La Mahadshaaye

Xaq­U­Dirirka Guushiisa Iyo Xilliga Aan Dhowrno!!

Mar Buu Xaakim Aan Eex Aqoon Xukun Ridaayaaye

Xaq­U­Dirirka Guushiisa Iyo Xilliga Aan Dhowrno!!

Godomiyaha Abaabulka Ucid Ee Qaarada Europe

Marwo Samia Muse

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here