Saacadaha Mulsimiinta Adduunku Soomayaan Sannadkan 2016-ka W/Q: Cali Cabdi Coomay

0
346

Saacadaha Mulsimiinta Adduunku Soomayaan Sannadkan 2016-ka
W/Q: Cali Cabdi Coomay

Waddamada adduunka intii jaar ahi, waa isku mid saacadaha ay sooman yihiin, amma waxa u dhexeeya faraq yar. Qaarad kasta waxa aynu ka soo qaadan doonaa waddamo kooban. Waddanka saacadaha ugu yar laga soomayaa sannadka waa dalka Arjantiina oo laga soomayo 8 Saacadood iyo badh, halka dalka Denmark uu yahay kan ugu saacadaha badan oo waa 21 Saacadood iyo 5 miridh
Ustareeliya………….9 Saacadood iyo 55 miridh
Waddamada Afrika Qaarkood
Koonfur afrika…10 Saacadood
Marooko……..14 Saacadood iyo afar miridh
Aljeeriya………14 Saacadood iyo Afar miridh
Liibiya………..14 Saacadood
Naygeeriya……15 Saacadood
Sinigaal…………15 Saacadood
Kamaruun………15 Saacadood
Maali……………14 Saacadood
Ugaandha……….13 Saacadood
Suudaan…………14 Saacadood iyo lix miridh
Jabuuti…………..14 Saacadood
Kiiniya…………13 Saacadood
Somaliland…….13 Saacadood iyo badh
Soomaaliya…….13 Saacadood iyo badh
Waddamada Yurub Qarkood
Jarmalka………17 Saacadood
Talyaaniga…….16 Saacadood
Holan…………..18 Saacadood
Faransiiska…….16 Saacadood
Ingiriiska………17 Saacadood
Isbayn…………..18 Saacadood
Iswiidhan………20 Saacadood
Iceland…………20 Saacadood
Noorway………20 Saacadood
Dhenmarik…….21 Saacadood
Giriigga…………15 Saacadood
Turkiga…………18 Saacadood
Biljim……………18 Saacadood
Waddamada Bariga Dhexe Qaarkood
Sucuudi Arabiya………. 15 Saacadood
Kuweyt………………….14 Saacadood
Qadar……………………14 Saacadood
Jordan………………….14 Saacadood
Lubnaan……………….15 Saacadood
Baxrayn……………….15 Saacadood
Falastiin………………15 Saacadood
Imaaraat……………..15 Saacadood
Ciraaq……………….14 Saacadood
Iiraan………………..14 Saacadood
Yaman………………14 Saacadood
Ameerika Qaarkood
Arjantiin…………….. 8 Saacadood iyo 30 miridh
Mexico……………..13 Saacadood iyo 30 miridh
Maraykanka ( inta badan)………..15 Saacadood
Alaska (USA)………..20 Saacadood
Baraasiil…………….10 Saacadood iyo 30 miridh
Chile………………..12 Saacadood
Kanada……………..18 Saacadood
Waddamada Aasiya Qaarkood
Shiinaha………….17 Saacadood
Indooniisiya………14 Saacadood iyo 30 miridh
Maleesiya…………..14 Saacadood iyo 30 miridh
Jabaan……………….15 Saacadood
Bakistaan……………15 Saacadood
Bangaladheesh…….15 Saacadood
Hindiya……………..15 Saacadood
Ruushka…………….20 Saacadood iyo 20 miridh
Cali Cabdi Coomay
Suxufi, Qoraa ah.
Haragaysa, Soomaalilaan
CaliCoomay@hotmail.com
Tix-Raacyo:
english.alarabiya.net
www.eden.rutgers.edu/muslims/fasting
Ummah.com
Islamweb.net
Islaamfinder.org
Wikipedia.org/wiki/Ramadan