Sidee u muuqaneysaa SHAXDA Barcelona haddii uu ku biiro Philippe Coutinho….(Midkee ku leh SADDEXDAN shax?)

0
461

Barcelona ayaa raajicineysa xiddiga reer Brazil ee  Philippe Coutinho kaa oo soo jiitay indhaha kooxaha waa wayn kaddib wacdarihii uu ka dhigay Liverpool.

Luis Suarez oo ay ka wada tirsanaan jireen Liverpool iyo Neymar oo ay ka wada tirsan yihiin xulka qaranka Brazil ayaa kala hadlay sida la wariyay sidii uu ugula soo biiri lahaa Barca.

Haddaba Metro ayaa qallinka u qaadatay oo 3-Shax ka sameysay Barcelona oo lagu daray Cuatinho: