Silsilada waddani Barkhad Qore Khadar Ibrahim

0
426

Siyaasiga suubani waa u fekeraha danta guud ee qaran leeyahay isga oo ka duulaya u danaynta shacabkiisa iyo dalkiisa, waa dhawraha hantida qarankiisa habayaraatee, waa ka saaraha caqabadaha adag dadka iyo dalka isaga oo adeegsanaya xeeladiisa iyo xirfadiisa isku haynta dalka iyo dadka isla markaana uu dantiisa dib dhigayo isaga oo ka haraysiinaya u adeegida qaranka. Barkhad jaamac batun wuxuu aha markiisi hore xubin kulmiye ka ahaa oo runti guushi kulmiye kadib laga dhigay la taliye madaxweyne halka ay bulshadda u kasoo jeedo aan wasiir xita laga dhigayn waagyadii ka horeyay kulmiye.kadib markuu ka soo bixi kari waayayxilkiisi oo xita umaddii u matalaya waxna u qaban ayuu si kadis ah iska casilay xilkii isagoo xita la tashan umaddi u matalayay!.kadib UCID ayuu u cararay!,kadibna markuu arkay inu xisbigaa laysku haysto oo maamulkiisu kala jab yahay ayuu u baxay WADDANI.

intu xisbiga ku jiray waxa la taaban karo oo u keenay majirto,waxaana ka mid ahaa kilaafyo kula duwan oo sal ku laha xisbiga waxaana cad oo fashiliyay khilaafkii kooxda SEED oo isago ka mid aha markuu fashilmay ayuu istiqaalad la soo cararay!.taasnina waxay ku tusaysa inuu yahay nin un dantiisa ka horeysiya wax walba.markii shiweynihi waddani dhacay oo seed daaqada laga tuuray wuxuu aha kuwii kooxdiisa ku jiray sacado ka hore na u soo dhiibay xisbiga oo cirro raacay markuu arkay in u meel toona hadhow gali karin oo saaxiibkii daaqada laga saaray oo u malinayay inuu qabsan doono ku xigeenimadii xisbiga!.maaha marka siyaasi umadd matali kara ee waa danistii iskiisa u shaqeyay. fadeexad weyn u soo hoyay xisbigan oo ahayd dhaawicii loo gaystay oo runtii ila haatan warkiisi la qareyay kuna shaambadeyay kulmiye,waxay tustay shicibka in u waddani caruur soo xareystay oo siyaasiyiin ismooday, jiil siyaasi weynaaday laguma noqdo ee karti iyo waayo aratgnimo aya lagu noqdo !.sida darteed waxa cad in barkhad aan ahayen siyaasi oo yahay nin raadiya dantiisa xagay ku jirto miciyiihiisana udiyaarinaya hantida qaranka hadii ku guulaysan waddani lkn kuma guulaysan doonaan waana iga xaqiiq.

Qore Khadar Ibrahim

Khadar338@hotmail.com